Ganaax lacageed oo laga qaadayo gabdhaha Guurka loo soo bandhigto ee iska diida !

Guurka ayaa inta badan dhax mara wiil iyo gabar is fahma iyo kuwa eheladooda isku dooreen, waxaana hadda soo baxaya dad qasab ka dhigaya in gabadhii ama wiilkii guur loo soo bandhigto uusan diidi karin. Deegaanka Mangalmé ee waqooyiga-galbeed ee dalka Chad ayaa waxaa ka hirgalay xeer ganaax lacageed looga qaadayo gabdhii guur loo soo … Continue reading Ganaax lacageed oo laga qaadayo gabdhaha Guurka loo soo bandhigto ee iska diida !